home All News open_in_new Full Article

 KACSAN: Taageerayaasha Barcelona oo fal culus ugu aarguday gubistii maaliyadda Lamine Yamal 

XIGASHO LAACIB.NET Xiisadda u dhaxaysa Barcelona iyo Real Madrid ayaa cirka isku shareertay ka hor finalka Copa del Rey, kaddib markii taageerayaal labada kooxood ah ay gubeen funaanado ciyaartoy caan ah. Wax walba waxay ka bilaabmeen markii taageerayaasha Real Madrid ay gubeen funaanadda xiddiga da’da yar ee Barcelona, Lamine Yamal, iyaga oo muujinaya caro iyo […]


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2874178782
Add Watch Country

arrow_drop_down